-
A
+
Dib u noqo
Guriga Adeegyada

Adeegyada

Waxaan halkaan u joognaa shaqsiyaadka, qoysaska iyo bulshooyinka ka kala socda qaybaha kala duwan ee nolosha, annagoo bixinayna daryeel bulsho oo naxariis leh, daawaynta takhasuska leh iyo ka hortagga awood siisa shaqsiyaadka waxna ka qabta sinnaan la'aanta. Laga soo bilaabo physio ilaa taageero sharci, waxaanu bixinaa daryeel dhamaystiran oo ka jawaabaya baahiyaha qofka iyo bulshada.
Adeegyada

Soo hel dhammaan adeegyadayada

Degdeg uga bax